Sida miisaanka loo dhimo 10 maalmood gudahooda

 





Miisaaanka badan waa cudur !!

    Sida miisaanka loo yareeyo ?

    Maxaa ka mid ah waxyaabaha miisaanka yareeya?

    Suurtagal ma tahay in 10 maalmood gudahood aad caloosha ku jartid ? 

        

          Jawaabta waa haa lkn waa inaad raacdaa tilmaamahan 

       

Sida miisaanka loo dhimo ama loo yareeyo ma ahan si adag hadii aad raacdo qododobadan soo socda markii aad rabto inaad ogaato sida miisanka la iskaga rido oo aad karaadiso  youtube ama google aad ayaad ugu jaah wareeraysaa 

    Sida miisaanla la iskaga rido 10 casho hal kiilo

Waa in ay daacad kaa tahay inaad rabto inaad miisaanka iska ridid taasi waxay kuu suurta gelinaysaa in rabitaankaagu noqdo mid dhab ah . 

Dad badani waxay qarash iyo waqtiba ugu bixiyeen si ay  miisaankabiskaga dhimi lahayeen ama baruurta sidaasi ay tahayna dhab kama ahaan balse waa iska jecelyihiin uun 

 Hadaba waaa inay dhab kaa tahay sidaaad  baruurta iskaga jarilahayd 10 casho gudahooda 


Joogi cuntooyinka rmiisaanka kordhiya

Soomaaliya waxay ka mid tahay wadamada ugu badan ee laga cuno cuntooyinka miisaaanka kordhiya sidoo kale waxaynu dhaqan u leenahay cunista cuntooyinka dufanku ku badanyahay iyo inaan hal mar cuno cuno cuno aan xisaab lahayn. Sidaas darteed joogji waxyaabaha miisaanka kordhiya 

      . Cabitaanka sonkarta leh 

       . Kuwa dufanka leh 

        . Digirta 

      . Hilibka cas

      . Bariiska iyo baastada 

       . Macmacaanka 

       . Caanaha dhanaan 

        . Waa inaad joojisa ku seexashada cuntada

        . Ma inaad guriga jimicsi ku samaysaa

        . Waa inaad maalinwalba lugysaaa 40 mint ugu yaraan 

  

Cun contooyinka miisaanka yareeya  

Hadii aad joogtayso inaad cunto cuntooyinka miisaanka miisaanka yareeya waaa inaad joogtaysaa cuntooyinka soo socda   

. Kaluunka 

.cabitaanda sokortu ku yartahay

. Moos

. Biyaha badan 

. Boorsh

. Qare 


 Waa inaad samaysaaataa cabiraad ama miisaan joogta ah oo aad xili kasta la socotid inta kaa dhacday 

 Waa in aanaad oonta ama cunada iska qadin badanaa waxay dadkeenu sameeyaan intay is caataynayaan inay cuntada iska soomiyaan  taasina waa khalad aad u wayn oo aad naftaada ka gelayso plz joogi adiga oo aan is qadin ayaaad miisaaanka iska dhimi kartaa 










Previous Post Next Post