Faaiidooyinka timirta

  Waa maxay faiidooyinka caafimaad ee laga helo timirta ? 

Geedka timirtu waa geed ka baxa dhulalka kulaylka gaar ahaan dhulka aysan ka baxayn badiba dalagyada kale ee la quutaa, timirtu waa midho macaan waana midhaha geed timiridkeedka sidoo kale timirtu waa cunto suugaaneed u ahayd ummuadaha ku nool bariga dhexe kumamaan sano.





Faaiidooyinka timirta 

Timirta waxaa laga helaa faaiidooyin caafimaad oo aad u tiro badan waxayna waxtar u leedahay qaybo badan oo kamida jidhka bini aadamka hadaba faaiidooyinka iyo mucjisooyinka alle ku abuuray midhaha timirta iyo waxyaabaha ugu wanaagsan ee laga dhaxlo ayaan halkan idnkula wadaagayaa 

 Timirtu waxay inoo leedahay faaiidooyin aad iyo aad u badan jidhkeena waxaana ka mid ah faaiidooyinkaas 

1: timirtu waxay dhintaa heerka cadaadiska dhiiga waxayna ka ilaalisaa xididada dhiiga qaada qalafsanaanta sababtoo ah waxaa ki jidha maadada looyaqaaano "poctin"

2: waxay joojisaa xiidmaha in uu ku dhaco cancer, Waxayna ka ilaalisaa xanuunka baabasiirka, waxayna yaraysaa dhagxaanta ku dhasha kaadi haysta.

3: waxay ka joojisaa ilkaha inuu ku dhaco suus sababtoo ah waxaa ku jira maadada "fluroride"

 4:waxay jidhka ka ilaalisaa sumaha sababtoo ah wxaa ku jira maadooyinka sodium, pottasium iyo vitamin c

 5: waxau dawaysadhiig la'aanta sababtoo ah waxaa ku jira maadooyinka iron, copper iyo vitamin B2

 6: waxay dawaysaa jiljileeca lafaha sababtoo ah waxay qani ku tahay maadooyinka calcium, phosphor iyo vitamin A

 7: waxay dawaysaaa itaal darida iyo guud ahaan        xanuunada wadna xanuunka waxaa ku jirta aadada copper iyo magnesium 

 8: waxa ku jirta maadada  "poran" oo  dawaysa jilba   Xanuunka iyo cancerka maskaxda  

9: waxay dawaysaa qalaylka magqaaarka iyo indhaha guruxooda waayo waxaa ku jirta vutamin A 

10: waxay dawaysaaa xanuunada ku dhaca mashiinka cuntada riqa waayo waxaa ku jirta maadada vitamin B1

11: waxay dawaysaa timaha daaata iyo daalka  indhaha qalalka afka iyo infectionka  bishamaha, sababtoo ah waxaa ka caawisa maadada vitamin B2 oo ku jirta 

12: waxay dawaysaaa dacarta caloosha ama qaraska waxaana u sahlaysa maadada chalor, sodium, pottasium

13: waxay dawaysaa xanuunnada ciridka ku dhaca  

14: gurayga taalo faqri iyo gaajo ma taali maalaaigtuna kama tagto waayo waa sunihii nabigeena suuban mohamed scw   

15: waxay ku qurxiisa oo dhalaalisaa maqaarka gaat ahaan wajiga waxayna gelisaa iftiin saaid ah waaho waxaa ku jirta maadada loo yaqaano vitamin B5 taas oo ka dhigaysa mid wax tar u leh wajiga sidoo kale waxay gacan  ka gaysataa hananka yaraynta maqaarka sidaas darteed waa inaad timirta u isticmaasho wajiga waxaad xaqiidii arki doontaa farqi aad u wanaagsan oo u dhexeeya markii hore iyo  hada  

16: timirta iyo uurka  timirtu waxay u wanaagsantahay hooyada uurka leh gaar ahaan waxay fududaysaa marxalada foosha iyo dhalmada iyo dhiiga ka danbeeeya waayo waxay saamayn togan ku yeelataa dhiig baxa umusha ka dib.  

17:  gurigay timirtu taalo baahi ama gaajo ma taalo Timirtu waxay la gaar tahay wax tarka ah inay maqaarka dhex geliso kana hortagto calaamdaha gabowga, sidoo kale waxay leedahah nagaqooyin si awoodleh u daweeya dil-dilaaca maqaarka ku samaysma, waxaa kale oo ay timirtu cusboonaysiisaa  unugyada si ay u badalaan unugyada kale oo dhintay ee maqaarka, waxay jilcisaa maqaarka waxayna la dagaalnata coodhcoodha maqaarka ku samaysma. Marka xaga madaxa la hadlayana waxay nafaqa gelisaa diirka madaxa, waxa ay ka qaybqaadataa qarinta cirrada, waxa ay dawaysaa toxobta, waxa ayna yaraysaa dhibaatooyinka tima guranka 

  Maqaarkaa

Afar xabo oo timir ah ayaa lagu daryaa koob biyo diiran ah, habeen ayaad radsanaysaaa, ilaa ay jileec isku bedesho, kadib waa la isku walaaqayaa ilaa ay sida cajiinka noqdaan markaas kadib ayaa maqaarka waheiga la marinayaa, waxa aana ay khibaradu sheegayaan inay maqaarka geliao faytamiuno kala duwan, macadano iyo cusbooyin uu jidhku u baahanyahay si uu dhalaalka iyo quruxda dabiiiga ah u ilaasho. 

-timir la cajiimay hadii lagu daro liindhanaan la tuujiyey oo la qiyaasay timirta la cajiimayo si fiican uwada qoynayso kadiba wajeiga la mariyo muddo sodon daqiiqa ahna lagaga maydho, muddo marka lagu wado waxaa isku ekaanaya midabka wajiga ee laga yaabo inuu kala nooc nooc noqdo dadka qaar qoroxda iyo qabowga badan awgood, waxaana tirtirma  baraha madmadow iyo nabraha. 






Previous Post Next Post